Dhismihii muranka dhaliyey ee Bixin Oo maanta la dumiyey iyo guud ahaan xurguftii ka dhalatay dhulkaa oo la soo afjaray.

Buurawaddal Knews: Sidii hore loogu balamay ayaa maanta waxaa si sharci ah loo dumiyey dhisme muran dhaliyey oo ka taagnaa dhul u dhexeeya Buurawadal iyo Garoowe oo dhul daaqsimeed ah, si sharci daro ahna ay shaqsiyaad aan dowladda ka amar qaadan uga bilaabeen calaamadaysi iyo deegaamayn aan waafaqsanayn sharciga dowladda. Arinkaasi ayaa maanta si gebi ahaan ah loo soo afjaray markii dhamaan wixii raad hore iyo mid cusuba cagta ay u marisay dowladdu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>