Chelsea beaten again as Jose Mourinho watches from hotel

Chelsea beaten again as Jose Mourinho watches from hotel

(K.news) Chelseas turbulent season took another turn for the worse in Saturdays 1-0 defeat at Stoke, with star striker Diego Costa
Read More
Kooxda Kubadda Cagta Ee Arsenal Oo 2:0 kaga badisay Kooxda Bayern Munich (SAWIRRO) :

Kooxda Kubadda Cagta Ee Arsenal Oo 2:0 kaga badisay Kooxda Bayern Munich (SAWIRRO) :

(K.news)  Kooxda Arsenal ee dalka Britain ayaa dib boorka isaga jaftay si ay u soo celiso rajadeeda ciyaaraha horyaallada Yurub,
Read More
Suarez oo Barcelona Gool Dahabi u dhaliyay iyo Barca oo 4-Dhibcood La Liga Hogaanka ku qabata

Suarez oo Barcelona Gool Dahabi u dhaliyay iyo Barca oo 4-Dhibcood La Liga Hogaanka ku qabata

Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhawaynaysay kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Real Madrid, wuxuuna kulankani muhiim
Read More
Kabtan Paul Pogba Oo Xulka France Ku Hogaamiyay Koobka Adduunka Ee U20.

Kabtan Paul Pogba Oo Xulka France Ku Hogaamiyay Koobka Adduunka Ee U20.

France ayaa ku guuleysatay koobkeedii ugu horeeya ee Koobka Adduunka ee ciyaartoyda da’dooda ka hooseyso 20 jirada ka dib markii
Read More
Arturo Vidal Oo U cadeeyey mowqifkiisa Real Madrid: Waxaan Doonayaa Inaan Sii Joogo Juventus.

Arturo Vidal Oo U cadeeyey mowqifkiisa Real Madrid: Waxaan Doonayaa Inaan Sii Joogo Juventus.

Arturo Vidal ayaa meesha ka saaray inuu u dhaqaaqayo Real Madrid xagaagan, isagoo sheegay inuu doonayo inuu sii joogo Juventus. Ciyaaryahanka
Read More
Manchester City Oo Dadaal U Galeysa sidii uu ugu soo biiri lahaa Zlatan Ibrahimovic.

Manchester City Oo Dadaal U Galeysa sidii uu ugu soo biiri lahaa Zlatan Ibrahimovic.

Manchester City ayaa diiradeeda u weecisay weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Zlatan Ibrahimovic oo ay u arkaan bedelka Carlos Tevez kaasoo
Read More
Arsenal Iyo Real Madrid Oo Loo Sheegay In Qiimaha Luis Suarez Ugu Ugu Yaraan Noqon Karo £40 Milyan

Arsenal Iyo Real Madrid Oo Loo Sheegay In Qiimaha Luis Suarez Ugu Ugu Yaraan Noqon Karo £40 Milyan

Liverpool ayaan texgelin doonin dalab kasta oo ka yar 40 milyan ginni oo u yimaada weeraryahanka doonaya inuu baxo Luis
Read More
Rooney Oo Halis Ugu Jira Inuu Seego Bilowga Xilli Ciyaareedka Ka Dib Dhaawac Soo Gaaray.

Rooney Oo Halis Ugu Jira Inuu Seego Bilowga Xilli Ciyaareedka Ka Dib Dhaawac Soo Gaaray.

Wayne Rooney ayaa tartan u geli doono inuu taam noqdo bilowga xilli ciyaareedka cusub ka dib markii dhaawac uu soo
Read More
Xiddiga Liverpool Luis Suarez Oo Ganaax 10 Kulan Kala Kulmay FA-ga Ka Dib Qaniinyadii Ivanovic.

Xiddiga Liverpool Luis Suarez Oo Ganaax 10 Kulan Kala Kulmay FA-ga Ka Dib Qaniinyadii Ivanovic.

FA-ga ayaa ka mamncuucay garoomada muddo 10 kulan ah weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ka dib markii uu garabka ka
Read More
Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira looga bixi karo wada xaajood iyo is qancin

Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira looga bixi karo wada xaajood iyo is qancin

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ku tilmaamay khilaafaadka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira
Read More
DAAWO:Raysal Wasaare Cabdiweli Shiikh oo ka hadlay Khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne Xasan Shiikh

DAAWO:Raysal Wasaare Cabdiweli Shiikh oo ka hadlay Khilaafka kala dhaxeeya Madaxweyne Xasan Shiikh

https://www.youtube. com/watch?v=S1Bnp_QSzsQ
Read More
WAR CULUS: Siilaanyow hal maalin walahi inaadan ku darsan, Madaxtooyadaan kugu dilayaa oo kugu imaanayaa(DAAWO Mudaharaadka Burco
Daawo-Qalab Ciidan iyo Qalabka Laga Sameeyo Walxaha Qarxa Oo Lagu Qabtay Dekeda Muqdisho.

Daawo-Qalab Ciidan iyo Qalabka Laga Sameeyo Walxaha Qarxa Oo Lagu Qabtay Dekeda Muqdisho.

https://www.youtube. com/watch?v=AMo4poKhYKU
Read More
DAAWO VIDEO:— Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli M. Cali Gaas oo siiyay wareysi qiimo leh Somalichannel TV
Daaw-Waraysi Puntland Tv Layeeshay Madaxweynaha Puntland iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Daaw-Waraysi Puntland Tv Layeeshay Madaxweynaha Puntland iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

https://www.youtube. com/watch?v=n3vMC-UpAvY
Read More
DAAWO VIDEO:— Maalintii Mataaneynta labada magaalo ee Minneapolis iyo Bosaaso Halkaan hoos riix si aad u daawatid: Puntlandi You must be logged in to post a comment Login
Fanaanka reer Puntland Cumar Askhir oo heeso ka qaaday Magaalada Gaalkacyo iyo Damaashaadka Galkacayo “Daawo Muuqaal”

Fanaanka reer Puntland Cumar Askhir oo heeso ka qaaday Magaalada Gaalkacyo iyo Damaashaadka Galkacayo “Daawo Muuqaal”

Al-Fanaan Cumar Ashkir oo ka dhex Guuxay quluubta dadweynaha Puntland & hees uu u hibeyay Gobolada puntland oo uu ku
Read More
Dhagayso+Daawo:- Wariye Labo Sano kahor laga Afduubtay Baraxleey oo Maanta Xoriyadiisa Helay

Dhagayso+Daawo:- Wariye Labo Sano kahor laga Afduubtay Baraxleey oo Maanta Xoriyadiisa Helay

https://www.youtube. com/watch?v=cmMJCPHm-BI
Read More
Daawo Video:-Injineerada dhisaya Garoonka Diyaaradaha Garowe iyo Jaamacada Maakhir oo Puntland soo gaaray.
DAAWO VIDEO:— RW Somalia Cabdiweli Sheikh Axmed oo Khudbad ka jeediyay Chatham House ee London

DAAWO VIDEO:— RW Somalia Cabdiweli Sheikh Axmed oo Khudbad ka jeediyay Chatham House ee London

http://www.youtube. com/watch?v=OaiNMij3sEs
Read More
Daawo Madaxweyne Kuxigeenka dawladda Puntland Eng Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar Camey Oo Daah Furay Tababar Loogu Talo Galay In Kor Loogu Qaado Tayyada iyo Aqoonta Police-ka Dhammaan Sagaalka Gobol Ee Puntland

Tababarkan ayaa Socondoono Muddo Toban Cisho ah waxaana Lagu Baranayaa Dhammaan Shaqooyinka iyo Adeegyada ay Police ku U qabtaan Bulshada
Read More
Daawo Video:Ganacsatada Bay iyo Bakool oo Ganacsi Xoogan ku leh Gobolka Bari,beeniyayna Aflagaadadii Jawaari

Daawo Video:Ganacsatada Bay iyo Bakool oo Ganacsi Xoogan ku leh Gobolka Bari,beeniyayna Aflagaadadii Jawaari

Daawo Video:Ganacsatada Bay iyo Bakool oo Ganacsi Xoogan ku leh Gobolka Bari,beeniyayna Aflagaadadii Jawaari http://youtu. be/oNeRlibBG-U
Read More
Daawo- Jawaari Oo Sheegay In Laga Been Abuuray Hadal Dhowaan Lagu Baahiyey Internet-ka.
Barnaamij Xiiso badan Oo ku saabsan Habdhaqanka Guurka Ee Reer Guuraaga Soomaalida

Barnaamij Xiiso badan Oo ku saabsan Habdhaqanka Guurka Ee Reer Guuraaga Soomaalida

Xudun K.news: Habdhaqanka Guurka Soomaalida ayaa laga si qoto dheer loogu falan qaynayaa warbixintan kooban, oo runtii ay ka muuqato
Read More
Faliidhyaale iyo God-qaboobe Laaminga u dhexeeya Oo Dayactir lagu samaynayo, Buundo laga dhisayo.

Faliidhyaale iyo God-qaboobe Laaminga u dhexeeya Oo Dayactir lagu samaynayo, Buundo laga dhisayo.

Falliidhyaale -K.news: Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 23-Feb-2016 dhagax dhigay buundo u
Read More
ETHIOPIA, PUNTLAND TO STRENGTHEN REGIONAL SECURITY, INFRASTRUCTURAL COOPERATION

ETHIOPIA, PUNTLAND TO STRENGTHEN REGIONAL SECURITY, INFRASTRUCTURAL COOPERATION

Scholarship opportunities granted by Ethiopia to Puntland officials and security force members would be sustained in an organized manner. The Puntland
Read More
Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?

Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?

by Maxammuud C. Geeldoon Friday, February 12, 2016 Su’aasha kor ku xusani maaha midaan anigu maankayga ka keenay. Waa su’aal jirta oo
Read More
DO SOMALIS SUFFER FROM ‘IDENTITY CRISIS?

DO SOMALIS SUFFER FROM ‘IDENTITY CRISIS?

February 11, 2016 By Ismail Ali Ismail Introduction While surfing the Internet few days ago I came across two videos showing a debate
Read More
Somali jet suspect checked in on Turkish Airlines

Somali jet suspect checked in on Turkish Airlines

Suspect and 73 other passengers meant to board Turkish Airlines flight, which was cancelled, Daallo Airlines chief says. Hamza Mohamed Sunday, February
Read More
Ururka dhalinyaradda BYVO Oo Baaq nabadeed ka soo saaray buuhodle. Taageerayna horumarka iyo nabadgelyadda ka jirta deegaanka.

Ururka dhalinyaradda BYVO Oo Baaq nabadeed ka soo saaray buuhodle. Taageerayna horumarka iyo nabadgelyadda ka jirta deegaanka.

Buuhoodle K.news: Ururka dhalinyaradda BYVO ayaa shir jaraaid oo ay qabteen ku taageeray horumarka ka jira Buuhoodle iyagoo si aad
Read More
Jalliyadaha Qurbajoogta SSC oo Bogaadinaya Caaqil Maxamed Ismacil Gurux oo Degaanka Nabadgelyo Ugu Baaqay.

Jalliyadaha Qurbajoogta SSC oo Bogaadinaya Caaqil Maxamed Ismacil Gurux oo Degaanka Nabadgelyo Ugu Baaqay.

Iyadoo Markasta Jaaliyadaha Qurba-joogta Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC) ay sharaf, tixgelin iyo bogaadin u hayaan Isimada, Cuqaasha iyo Waxgaradka
Read More
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo Deeq Gaadiid kala Wareegtay Dawladda Masar (Sawirro)

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo Deeq Gaadiid kala Wareegtay Dawladda Masar (Sawirro)

Mogadisho K.news:  Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kala wareegtay deeq gaadiid iyo qalab-xafiiseed dawladda Masar, waxana Munaasabadda
Read More
Ganacsade Xirsi Adan (Xirsi Aduunyo) oo caawa Lagu dilay magaalada Boosaaso

Ganacsade Xirsi Adan (Xirsi Aduunyo) oo caawa Lagu dilay magaalada Boosaaso

Boosaaso - K.news:  Waxaa caawa lagu dilay gudaha magaalada Boosaaso ganacsade Xirsi Aadam(Xirsi Aduunyo) oo kamid ahaa ganacsatada ugu waaweyn
Read More
MADAXWEYNE CABDIWALI “PUNTLAND WAXAY HALKAAN U TIMI WADA TASHI BALSE UMA IMAN IN AANU KA-QAYB QAADANO GO’AANO HORE LOO GAAREY “

MADAXWEYNE CABDIWALI “PUNTLAND WAXAY HALKAAN U TIMI WADA TASHI BALSE UMA IMAN IN AANU KA-QAYB QAADANO GO’AANO HORE LOO GAAREY “

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25-Jan-2016 xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qayb galay shir hordhac u ah
Read More
Deutsche CEO predicts cash will be gone in a decade

Deutsche CEO predicts cash will be gone in a decade

DAVOS, Switzerland (Reuters) Cash wont be around in a decade, the chief executive of one of Europes biggest banks predicted
Read More
Maamulka Jubbaland Iyo Beesha Sade Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Magaalada Kismaayo (Video)

Maamulka Jubbaland Iyo Beesha Sade Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Magaalada Kismaayo (Video)

  Kismaanyo - Jubbaland - K.news: Waxaa maanta si rasmi ah oo wadda jir ah shir jaraa'id ugu qabtay magaaladda
Read More
Beesha Solomadow Oo ka tacsiyadaysay dilkii Yusuf Muuse Awil.

Beesha Solomadow Oo ka tacsiyadaysay dilkii Yusuf Muuse Awil.

Burco K.news: Beesha Solomadow oo ay ka soo jeedeen gacan ku dhiiglayaashii geestay dilkii marxuum Yusuf Muuse Cawil ayaa maanta
Read More
Dhismihii muranka dhaliyey ee Bixin Oo maanta la dumiyey iyo guud ahaan xurguftii ka dhalatay dhulkaa oo la soo afjaray.

Dhismihii muranka dhaliyey ee Bixin Oo maanta la dumiyey iyo guud ahaan xurguftii ka dhalatay dhulkaa oo la soo afjaray.

Buurawaddal Knews: Sidii hore loogu balamay ayaa maanta waxaa si sharci ah loo dumiyey dhisme muran dhaliyey oo ka taagnaa
Read More
Aas qaran Oo Maanta Burco loogu sameeyey AHN Yusuf Muuse . (Video)

Aas qaran Oo Maanta Burco loogu sameeyey AHN Yusuf Muuse . (Video)

Shacabka Iyo  Maamulka gobolka Togdheer ayaan u kala hadhin sida ay uga xun yihiin falkaasi iyo waliba sawiro aan munaasib
Read More
Maamulka gobolka Togdheer oo gacanta ku dhigay gacanku dhiiglayaal marxuum ku dilay magaalada Burco saaka. (Video)

Maamulka gobolka Togdheer oo gacanta ku dhigay gacanku dhiiglayaal marxuum ku dilay magaalada Burco saaka. (Video)

Burco K.news: Sida ay shegeen taliska boliiska iyo kan gobolka ee magaalada Burco ayaa sheegay inay soo qabteen gacanku dhiiglayaashii diley
Read More
MADAXWEYNE KU-XIGEENKA DAWLADDA PUNTLAND IYO WAFTI UU HOGGAAMINAYEY OO BOOQASHO KU TEGEY DEEGAANKA BUURO-WADAL

MADAXWEYNE KU-XIGEENKA DAWLADDA PUNTLAND IYO WAFTI UU HOGGAAMINAYEY OO BOOQASHO KU TEGEY DEEGAANKA BUURO-WADAL

Isniin Buurowaddal K.news: Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Wafti ballaadhan oo uu
Read More
Dadka Colaadda ka hurinaya Bixin iyo Buurowaddal Ujeedadoodu waa Buuhoodle ayaan loo ciidamin.

Dadka Colaadda ka hurinaya Bixin iyo Buurowaddal Ujeedadoodu waa Buuhoodle ayaan loo ciidamin.

K.news: Hadal badan looma baahan, waxaase muqadas ah in cidii ku wax ku qaadanaysa la xasuusiyo dadka durbaanka colaadeed ka
Read More
US elections What do these words mean?

US elections What do these words mean?

Absentee voting This is the method in which Americans living abroad can vote in primaries, caucuses and the general election. These
Read More
Baarlamaanka Oo soo bandhigay suaalihii ay weydiiyeen Raisal wasaare Cumar Cabdirasheed Ali

Baarlamaanka Oo soo bandhigay suaalihii ay weydiiyeen Raisal wasaare Cumar Cabdirasheed Ali

Sabti, Maarso 12, 2016 (K.news)  Guddoonka Baarlamaanka Somalia, ayaa Maanta Qaraar kasoo saaray natiijada Kulammadii Albaabadu u xirnaayeen oo Baarlamaanka
Read More
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta kulan gaara la yeeshay Jaaliyada SSC ee magaalada Toronto.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta kulan gaara la yeeshay Jaaliyada SSC ee magaalada Toronto.

Toronto K.news: Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa maanta la kulmay  qaar kamida odayaasha, waxgaradka iyo
Read More
DAWLADDA PUNTLAND OO GO’AAMO KA SOO SAARTAY XAALADDA DEEGAANKA BIXIN

DAWLADDA PUNTLAND OO GO’AAMO KA SOO SAARTAY XAALADDA DEEGAANKA BIXIN

DAWLADDA PUNTLAND OO GO’AAMO KA SOO SAARTAY XAALADDA DEEGAANKA BIXIN
Read More
Booqashadii Bixin Iyo Buurawadal, Khudbado Xanbaarsan hadalo maslaxo iyo nabadeed oo halkaasi laga jeediyey (Video)

Booqashadii Bixin Iyo Buurawadal, Khudbado Xanbaarsan hadalo maslaxo iyo nabadeed oo halkaasi laga jeediyey (Video)

Buurawaddal K.news: Kulan ka dhacay deegaanka buurawadal una dhaxeeyay isimada degaanada khaatumo cuqaal odayaal iyo waxgarad intooda badan ka tagay magaalada
Read More
Waxagaradka Isimadda Laascaanood oo ka jawaabey hadalkii Cali Gebiley (Video

Waxagaradka Isimadda Laascaanood oo ka jawaabey hadalkii Cali Gebiley (Video

Laasaanod - K.news: Waxagaradka & Isimadda Laascaanood oo ka jawaabey hadalkii Cali Gebiley. https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v;=vdh0BRSy_0o
Read More
Beeshu Cad Quudheed Qaadanmayso!

Beeshu Cad Quudheed Qaadanmayso!

Maxammuud Cali Geeldoon Virginia USA K.news: Waa dhawaaq qallafsan; waa dhawaaq aad mooddo inuu ku mudayo; waa dhawaaq mataxan; waa dhawaaq
Read More
Ugaas Abdilaahi Ciise Nuur oo wax laga waydiiyey Shir Dhexmaray Golaha Sare ee Dhaqanka iyo Xildhibaanada Dawlada Somalia ee ka soo Jeeda Deegaanada SSC

Ugaas Abdilaahi Ciise Nuur oo wax laga waydiiyey Shir Dhexmaray Golaha Sare ee Dhaqanka iyo Xildhibaanada Dawlada Somalia ee ka soo Jeeda Deegaanada SSC

Khamiis Maarso 3 Boocame:  Waxaa waraysi kooban la yeeshay Ugaas Cabdillahi Ciise Noor, wariye Cali dhagjar oo wax ka weydiiyey arimo
Read More
Beesha Guulleed Garaad oo tacsi u diraya qoyska reer Qodax, Geeridii Cali Qodax Allaah ha u naxariistee.

Beesha Guulleed Garaad oo tacsi u diraya qoyska reer Qodax, Geeridii Cali Qodax Allaah ha u naxariistee.

Anaka oo ah dhamaan beesha guuleed garaad gude iyo dibadba waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qeyskii iyo qaraabadii asxaabtii uu
Read More
Qurbejoogta SSC Oo Cambaareeyey Dhulboobka Bixin.

Qurbejoogta SSC Oo Cambaareeyey Dhulboobka Bixin.

Febraayo 29, 2016 K.news: Sida Umadda Soomaaliyeed wada ogsoon tahay xuduudka Gobolka Sool iyo Nugaal wuxuu ku asteysan yahay xuduudkii
Read More
Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Sool oo ka hadlay xaalada dooxada Bixin 28 2 216 (Video)

Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Sool oo ka hadlay xaalada dooxada Bixin 28 2 216 (Video)

https://www.youtube. com/watch?feature=player_embedded&v;=-HJ3CA4W2fI
Read More
Dr. Ali Khaliif Oo la waydiiyey labadda Heesood ee uu ugu jecelyahay: Oo doortay Farxiya Fiska iyo Wadnahaa idhagleh.

Dr. Ali Khaliif Oo la waydiiyey labadda Heesood ee uu ugu jecelyahay: Oo doortay Farxiya Fiska iyo Wadnahaa idhagleh.

K.news: Markii aan cinwaanka arkay, Cali khaliif oo la waydiiyey heesa ha uu ugu jecel yahay  waxaa maskaxdaydda ku soo
Read More
Barnaamij Xiiso badan Oo ku saabsan Habdhaqanka Guurka Ee Reer Guuraaga Soomaalida

Barnaamij Xiiso badan Oo ku saabsan Habdhaqanka Guurka Ee Reer Guuraaga Soomaalida

Xudun - K.news: Habdhaqanka Guurka Soomaalida ayaa laga si qoto dheer loogu falan qaynayaa warbixintan kooban, oo runtii ay ka
Read More
Jaaliyadda Puntland ee Columbus oo soo dhaweyn u samaysay wasiirka arrimaha gudaha (Sawirro)

Jaaliyadda Puntland ee Columbus oo soo dhaweyn u samaysay wasiirka arrimaha gudaha (Sawirro)

K.news: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magalada Columbus ayaa kulan soo dhawayn ah u sameeyay wasiirka arrimaha gudaha dowlada Puntland ee Soomaaliyeed
Read More
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Qado Sharaf Sagootin ah u sameeyay Isimadii Jubbaland, DDSI Puntland.(Sawiro)

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Qado Sharaf Sagootin ah u sameeyay Isimadii Jubbaland, DDSI Puntland.(Sawiro)

K.news: Waxaa Maanta islaan bashiir Islaan Cabdulle oo ka tirtsan Isimada Puntland uu qado sharaf u sameeyay Isimadii ka socday Jubbaland,
Read More
Manchester United keep up pressure on leaders City

Manchester United keep up pressure on leaders City

manchester United kept up the pressure on the pacesetters when a terrific goal from impressive youngster Jesse Lingard helped them
Read More
Caddaan Studies A Conversation with: Safia Aidid (Video)

Caddaan Studies A Conversation with: Safia Aidid (Video)

https://youtu. be/zhxd2bX4RAc
Read More
Dan Dan Roobab Xoogan oo Saamayn Ku Yeeshay Bulshada Deegaankaasi Dan Dan oo Deegaankaasi ka Da,ay Iyo Gudoomiyaha Gobolka Cayn Mohamed Xasan Faarax oo Booqday

Dan Dan Roobab Xoogan oo Saamayn Ku Yeeshay Bulshada Deegaankaasi Dan Dan oo Deegaankaasi ka Da,ay Iyo Gudoomiyaha Gobolka Cayn Mohamed Xasan Faarax oo Booqday

K.news: Gudoomiyaha gobolka Cayn Oo booqday deegaamaddii ay dhibaatadu ka soo gaadhay roobab maheegaan ah oo ka da'ay gobolka Cayn
Read More
Miskiinku qofka sadaqadda siinaya, mala gorgortami karaa?

Miskiinku qofka sadaqadda siinaya, mala gorgortami karaa?

Beggars can't be choosers. Cali yoow siyaasadu gacan hoorsi ma'leh. Waad ogtahay in siyaasada  gorgortankeeda iyo isu soo dhawaanshaheedu ku
Read More
BIGOTRY AND XENOPHOBIA ARE SOMALILAND’S GOSPEL

BIGOTRY AND XENOPHOBIA ARE SOMALILAND’S GOSPEL

October 7, 2015 By Osman Hassan   The one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland never misses an opportunity to reveal
Read More
Cali Khaliif Oo isku deyey in Uu Cimaamadii Garaad Saleebaan Ee Uu hore u gubay, maanta ku gabaddo, kagana qayb galo wadahadaladda nabada Ee Qoriley.

Cali Khaliif Oo isku deyey in Uu Cimaamadii Garaad Saleebaan Ee Uu hore u gubay, maanta ku gabaddo, kagana qayb galo wadahadaladda nabada Ee Qoriley.

Cali Khaliif ayaan la hubin in isagoo ordaya uu tagi doono goobta nabadayntu ka soco, inkasoo aad looga dheregsanyahay ficiladdiisa,
Read More
Cali Khaliif wuxuu baryahan Caadaystay, In uu bixiyo sawir ah in isaguna nabad doon yahay, shacabka reer SSC na nabadiid yihiin. Waa jaaifooyinkiisii hore mid ka khatarsan, una baahan jawaab deg deg ah.

Arinka muranku ka taagan yahay ma'aha wadahadal nabadeed, Sawirka cali khaliif rabo in uu ku beerlaxawsado Caalamka ee ah in
Read More
Naxariistii Jano Ilaahay Hageeyee waxaa maanta magaaladda Buuhoodle Lagu Aasay marxuum Ciise Soofe Duraan.
U.N. SOMALIA AND ERITREA MONITORING GROUP REPORT: SYSTEMATIC PAY-OFFS TO SENIOR MINISTERIAL OFFICIALS

U.N. SOMALIA AND ERITREA MONITORING GROUP REPORT: SYSTEMATIC PAY-OFFS TO SENIOR MINISTERIAL OFFICIALS

August 9, 2015 It has a become a commonplace to read Somalia’s corruption scandals from The U.N. Somalia and Eritrea
Read More
Madaxweyne Xasan Sheekh: Kuma faraxsani ka maqnaashaha shirka ee Puntland iyo Jubbaland (Sawirro)

Madaxweyne Xasan Sheekh: Kuma faraxsani ka maqnaashaha shirka ee Puntland iyo Jubbaland (Sawirro)

https://youtu.be/jYaVFSFbIWQ Muqdisho [K.news] Madaxweynaha dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si faah faahsan uga hadlay muhiimada uu leeyahay
Read More
Khaatumo waxay socotaba ma waxay ku soo ururtay inay u mushxaraddo Galmudug?
Siyaasi Abdirisaaq Sanwayne Oo sheegay in aan dib loogu Xayirnaandoonin Siyaasi Danayste Ah, Iclaamiyeyna shir sanadka dabayaaqadiisa laisugu yimaado oo maamul loogu dhiso goboladda SSC.(Video)
Anigaa Madaxweyne ah, Goaanka aan qaatana cid badeli kartaa majirto. Cagolule Miyuu inqaalabay Dr. Cali Khaliif?
Ugaas Faarax Dheere Iyo Garaad Abshir Saalax Oo kamid ahaa Isimadda Puntland Ee kulanka kula yeeshay Garoowe Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamoud

Ugaas Faarax Dheere Iyo Garaad Abshir Saalax Oo kamid ahaa Isimadda Puntland Ee kulanka kula yeeshay Garoowe Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamoud

K.news: Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa waxaa saacidihii ugu dambeeyay ka socday kulamo gooni gooni ah oo ay wada
Read More
Caaqil Maxamoud Nuux ( Sanweyne ) Oo Qurbajoogta kula taliyey lacagta looga uruursan jiray in colaad lagu huriyo, In ay ugu Deeqaan Horumarka.

Caaqil Maxamoud Nuux ( Sanweyne ) Oo Qurbajoogta kula taliyey lacagta looga uruursan jiray in colaad lagu huriyo, In ay ugu Deeqaan Horumarka.

K.news: Cuqaashta, wax garadka, Culimo awdiinka iyo guud ahaan shacabkii gobolka Cayn oo meel uga soo wada jeestay fidmo walayaasha
Read More
Cismaan Yuusuf oo tallo usoo jeediyey Beesha Sool Sanaag iyo Cayn, arrimo xasaasiyana ka hadlay (Video)

Cismaan Yuusuf oo tallo usoo jeediyey Beesha Sool Sanaag iyo Cayn, arrimo xasaasiyana ka hadlay (Video)

K.news: Cismaan Yuusuf Axmed oo kamida Qurbajoogta UK, gaar ahaan magaalada Birmingham ayaa isagoo ku hadlaya afka Jaaliyada SSC ee
Read More

Wararka

Maamulka Jubbaland Iyo Beesha Sade Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Magaalada Kismaayo (Video)

  Kismaanyo – Jubbaland – K.news: Waxaa maanta si rasmi ah oo wadda jir ah shir jaraa’id ugu qabtay magaaladda Kismaanyo Maamulka iyo madaxdda Jubbaland iyo Beesha Sade

Beesha Solomadow Oo ka tacsiyadaysay dilkii Yusuf Muuse Awil.

Burco K.news: Beesha Solomadow oo ay ka soo jeedeen gacan ku dhiiglayaashii geestay dilkii marxuum Yusuf Muuse Cawil ayaa maanta shir jaraaid oo ay ku qabteen magaaladda Burco uga tacsiyadeeyey dilkaasi dhamaan eheladii iyo Qaraabadii marxuumka.

Dhismihii muranka dhaliyey ee Bixin Oo maanta la dumiyey iyo guud ahaan xurguftii ka dhalatay dhulkaa oo la soo afjaray.

Buurawaddal Knews: Sidii hore loogu balamay ayaa maanta waxaa si sharci ah loo dumiyey dhisme muran dhaliyey oo ka taagnaa dhul u dhexeeya Buurawadal iyo Garoowe oo dhul daaqsimeed ah, si sharci daro ahna ay shaqsiyaad aan dowladda ka amar qaadan uga bilaabeen calaamadaysi iyo deegaamayn aan waafaqsanayn sharciga dowladda. Arinkaasi ayaa maanta si gebi ahaan ah loo soo afjaray markii dhamaan wixii raad hore iyo mid cusuba cagta ay u marisay dowladdu.

Wacaal

Barnaamij Xiiso badan Oo ku saabsan Habdhaqanka Guurka Ee Reer Guuraaga Soomaalida

Xudun K.news: Habdhaqanka Guurka Soomaalida ayaa laga si qoto dheer loogu falan qaynayaa warbixintan kooban, oo runtii ay ka muuqato aqoon dheer dhinaca wariyaha iyo dhanka shaqsiyaadka warbixinta bixinayo labadaba. daawasho wacan.

Faliidhyaale iyo God-qaboobe Laaminga u dhexeeya Oo Dayactir lagu samaynayo, Buundo laga dhisayo.

Falliidhyaale -K.news: Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 23-Feb-2016 dhagax dhigay buundo u dhexaysa deegaanada Fallaydhyaale iyo God-qaboobe oo ka tirsan Gobolka Sool.

Munaasabadda dhagax dhigga buundada ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Hay’adda Waddooyinka Puntland ee Nesha, saraakiil ka socota Madaxtooyada Dawladda Puntland iyo Dadweynaha Deegaanada Fallaydhyaale iyo God-qaboobe.

Buundadan uu dhagax dhigay Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ayaa waxaa  bar-bar  socdey Dayactir lagu samaynayo labo meelood oo  kamid ah  waddada laamiga ah oo mid kamid ahi ay gaareyso 660mitir halka midda kale ay gaareyso 180mitir  gaar ahaan inta u dhexaysa Fallaydhyaale iyo God-qaboobe oo uu soo gaadhey burbur aad u daran, kaas  oo gaarey in waddadii laamiga ahayd ay kasoo hadho hal seed ama hal haad oo keliya, isla markaaana sababay shilal kala duwan.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar ayaa sheegay in dhismaha buundadaasi iyo dayactirka lagu samaynayo wadda laamiga ah  uu kamid yahay ballanqaadkii Dawladda ee ahaa Dhismaha kaabayaasha dhaqaaha Puntland.

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka ayaa sidoo kale kula dardaarmay shirkadda qandaraaska qaadatay oo ah shirkad waddani ah in ay masuuliyad dheeraad ah iska saarto isla markaasina dedaal dheeraad ah ku bixiso sidii ay buundadaasi u noqon lahayd buundo wax ku-ool ah oo waqti dheer sii shaqaysa, wuxuu sidoo kale kula dardaarmay dadka deggan deegaanada Fallaydhyaale iyo God-qaboobe inay soo dhoweyaan lana shaqeeyaan shirkadda dhisaysa buundada.

“Waxaan rajeynayaa Waddo wax ku-ool ahi in ay meesha ka soo baxdo, waxaan sidoo kale rajeynayaa in shirakaddu ay kasoo bixi doonto mas’uuliyadda ay qaaday, dawladduna si dhab ah ayay u kor joogteyn doontaa”

“Waxaann sidoo kale kula dar-daarmaya shacabka reer Puntland ee ku dhaqan deegaanada Fallaydhyaale iyo God-qaboobe in aad la shaqaysanaa shirkadda dhisaysa buundada oo aad qaybtiina kaqaadataan shaqada” ayuu yiri Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland

ETHIOPIA, PUNTLAND TO STRENGTHEN REGIONAL SECURITY, INFRASTRUCTURAL COOPERATION

Scholarship opportunities granted by Ethiopia to Puntland officials and security force members would be sustained in an organized manner. The Puntland State of Somalia expressed its readiness to further strengthen bilateral ties with Ethiopia creating a conducive environment in various areas such as regional security, border sharing, trade as well as investment.Ethiopian Foreign Minister Tedros Adahnom with Abdiwali of Puntland region of Somalia

During discussion with Foreign Minister Dr. Tedros Adahnom here yesterday, State President Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gas said that it is a great opportunity to strengthen ties with Ethiopia on trade, investment and regional security to fight Al-Shabaab and other fundamentalist groups in the region.

 The two officials as well discussed to sustain relations to work on migration issues and common benefits as Puntland is endowed with resources such as minerals, oil, gas, fish, livestock, among others.

According to Ministry Spokesperson Tewolde Mulugeta, Dr. Tedros has also assured the President that the scholarship opportunities granted by Ethiopia to Puntland officials and security force members would be sustained in an organized manner.

Source: Ethiopian Herald

Radio Buuhoodle

Barnaamij Xiiso badan Oo ku saabsan Habdhaqanka Guurka Ee Reer Guuraaga Soomaalida

Xudun – K.news: Habdhaqanka Guurka Soomaalida ayaa laga si qoto dheer loogu falan qaynayaa warbixintan kooban, oo runtii ay ka muuqato aqoon dheer dhinaca wariyaha iyo dhanka shaqs

Jaaliyadda Puntland ee Columbus oo soo dhaweyn u samaysay wasiirka arrimaha gudaha (Sawirro)

K.news: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magalada Columbus ayaa kulan soo dhawayn ah u sameeyay wasiirka arrimaha gudaha dowlada Puntland ee Soomaaliyeed mudane Cabdi Cilmi Cismaan (Karaash) oo maalmahan booqasho ku marayay dalka Maraykanka.

Isu imaatankani oo isugu jiray Xog waraysi iyo soo dhaweyn ayaa wax ka hadlay xubno ka tirsan Culumaa’udiin,Siyaasiyiin,iyo Odayaal dhaqameed, waxaana si aan kala har lahayn ay u muujiyeen sida ay ugu faraxsanyihiin in ay magalada Columbus ku soo dhaweeyaan Wasiirka oo lagu tilmaamay in uu wax fara badan ka qabtay Deegaanada Puntland.

Sheikh Muqtar Xassan oo ka mid ah Culimada magaalada Columbus oo ka hadlay Xaflada ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in soo dhaweyn iyo wada shaqaynba loo muujiyo qof kasta oo Mas,uul ah hadii uu ahaa lahaa mid Goboleed iyo Mid Dowlada dhexe ka socda intaba, laakiin waxaa uu carabka ku adkeeyay in jiritaanka Soomaalinimadu ay tahay arin muqadas ah islamarkaana ay wax walba ugu horeyso in arintaas uu qof kasta maskaxda ku hayo.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Ahmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo war bixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay ka soo qeyb galayaasha kulanka waxaana uu Wasiirku sheegay in horu maro fara badan laga sameeyay deeganada Puntland laakiin ay arintu tahay Faanoole fari kama qodna oo uu ku micneeyay in wali ay taaganyihiin arimo u baahan in xal loo helo.

Waxaa uu ugu baaqay Jaaliyadaha dibada ee ka soo jeeda Puntland in looga fadhiyo laakin ta ay ku leeyihiin horumarinta Dalka asagoo tusaale ugu soo qaatay in ay jirto baahi loo qabo in la helo gaadiidka Gurmadka deg dega ee Caafimaadka iyo Bad Damisyada.

Ugu dambayntii waxaa uu uga mahad celiyay Jaaliyada magaalada Columbus sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen isagoo sheegay in uu u gudbin doono xukumadda uu Wasiirka ka yahay ee Puntland wixii talo iyo Tusaalooyin ah ee ay Jaaliyadu usoo gudbiyeen.

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Qado Sharaf Sagootin ah u sameeyay Isimadii Jubbaland, DDSI Puntland.(Sawiro)

K.news: Waxaa Maanta islaan bashiir Islaan Cabdulle oo ka tirtsan Isimada Puntland uu qado sharaf u sameeyay Isimadii ka socday Jubbaland, dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

News in English